Boqolaal ka tirsan Xuutiyiinta Yemen oo saacado gudahood duqeymo lagu laayey

Sida ay shaacisay Warbaahinta dalka Boqortooyada Sacuudiga dagaalo xoogan iyo duqeymo ka dhacay magaalada Marib 24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa lagu dilay 115 ka tirsan kooxda Xuutiyiinta Yemen. isbaheysiga Carabta ee taageeraya dowladda Yemen ayaa weeraro xagga cirka ah oo ay ka geysteen dalkaasi saddexdii todobaad ee la soo dhaafay ku dilay 2,600 … Continue reading Boqolaal ka tirsan Xuutiyiinta Yemen oo saacado gudahood duqeymo lagu laayey